Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo wafdi Sarakiil u hogaminayo oo gaaray Dalka Jabuuti

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo wafdi Sarakiil u hogaminayo oo gaaray Dalka Jabuuti

December 3, 2019 Off By walaal24

 

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed , Janaraal; Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), iyo Wafdi Saraakiil ah uu hogaaminayay ayaa Maanta gaaray Dalka Jabuuti.

Taliyaha ayaa inta uu Jabuuti joogo waxa uu tababar u soo xiri doonaa Cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska oo halkaasi lagu leylinayay Bilihii lasoo dhaafay.

Jabuuti ayaa ka mid ah Dowladaha qeybta ka ah howl-galka nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM, iyadoo sidoo kale door wnaagsan kaga jirta tababarka iyo qalabaynta Ciidamada kala duwan ee Soomaaliya.

http://sonna.so/wp-content/uploads/2019/12/

Facebook Comments