Gudiga KMG ah ee diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka oo kulan la qaatay gudiga madaxbanaan ee…..

Gudiga KMG ah ee diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka oo kulan la qaatay gudiga madaxbanaan ee…..

November 10, 2019 Off By walaal24

 

Guddiga kumeel gaarka ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa kulan kula qaatay guddiga madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka.

Kulanka oo uu shir-gudoominayay guddoomiyaha guddiga Xildhibaan Cabdulaahi Abukar Xaaji ayaa waxaa goobjoog ahaa inta badan Xubnaha ka ah Guddiga.

Xubnaha ka socday gudiga doorashooyinka madaxa banaan ee Qaranka  ayaa laga dhageystay warbixin ku saabsan shaqada gudiga, waxa ayna soo bandhigtay qorshayaasha gudiga ee ku wajahan hanaanka doorashooyinka dalka.

https://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2019/11/

 

https://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2019/11/

 

https://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2019/11/

 

https://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2019/11/

Facebook Comments