Wasiirka Boostada Isgaarsiinta oo hogaaminayay Safiirada Turkiga iyo Qatar oo tagay Baladweyn

Wasiirka Boostada Isgaarsiinta oo hogaaminayay Safiirada Turkiga iyo Qatar oo tagay Baladweyn

November 9, 2019 Off By walaal24

 

Wafdi uu hoggaaminay Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada  dowladda Soomaaliya Eng Cabdi Canshuur Xasan oo isugu jira Wasiirro iyo Safiirro ka kala socda dalalka Turkiga iyo Qatar ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan.

Wefdiga ayaa Baladweyn u tagay u kuur galida xaalada nololeed ee shacabka magaaladaasi, waxa ayna soo indha indheeyeen dhowr xaafadood oo ka mida xaafadaha Baladweyn.

Wefdiga oo shir jaraa’id ku qabtay Baladweyne kadib markii ay u kuur galeen xaaladda Bini’aadanimo ee dadkii fatahaaddu barakiciyeen ayeey sheegeen in loo baahanyahay in si deg deg ah wax looga qabto noloshada boqolaalka qoys ee ku barakay duleedka Baladweyn.

https://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2019/11/

 

https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2019/11/

 

 

https://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2019/11/

 

Facebook Comments