Shaqaalaha Dowlada Federaalka Soomaaliya oo la fasaxay maalinta barito ah

Shaqaalaha Dowlada Federaalka Soomaaliya oo la fasaxay maalinta barito ah

November 8, 2019 Off By walaal24

 

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa dhamaan shaqaalaha dowladda fasaxday maalinta berito ah, munaasabada Dhalashada Nabigeena Suuban (SCW) oo ku beegan maalinta barito ah bishan Mowiid 12. 1441, taariikhduna ay tahay 09/11/2019.

War-saxafadeed ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa lagu fasaxay dhamaan shaqaalaha Dowlada Federaalka munaasabada Mowliidka awgeed, waxaana Hambalyo loo diray dhamaan Muslimiinta Aduunka gaar ahaan dadka Soomaliyeed.

 

Halkan hoose ka Akhriso War-saxafadeedka:-

 

Facebook Comments