Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Dalka Koonfur Afrika

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Dalka Koonfur Afrika

November 8, 2019 Off By walaal24

 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) ayaa gaaray Dalka Koonfur Africa.

Gudoomiyaha ayaa uga mahadcelinaaya madaxda safaarada Soomaaliya ee dalka South Africa iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Johannesburg sida ay iigu soo dhaweeyen garoonka diyaaradaha ee Tambo International Airport.

Guddoomiyaha ayaa Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ganacsiyaa ku leh dalka Koonfur Africa ugu baaqay in ay gacan ka geystaaan gurmadka loo samaynayo dadka uu saameeyay fatahaadda Wabiga magaalada Beledweyne, in kasta oo ay wajahayaan culeys kaga imaanaya Burcad Koonfur Afrikaan ah.

Gudomiyaha ayaa ku siijeeda magaalada Durban halkaasi oo uu uga qeyb gali doono shirka caalamiga ah ee Maayarada caasimadaha caalamka “Global Parliament of Mayors” (GPM).

Image may contain: 3 people, people smiling, suit and indoor

 

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and suit

 

Image may contain: 3 people, people sitting

 

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and suit

 

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing, suit and indoor

Facebook Comments