Dhageyso: Xildhibaan Dhaashane oo sheegay in uu Puntland ka difacayo Dowlada Federaalka

Dhageyso: Xildhibaan Dhaashane oo sheegay in uu Puntland ka difacayo Dowlada Federaalka

November 8, 2019 Off By walaal24

 

Xildhibaan Cabdi Qani Faarax Dhaashane oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in Xildhibaannada ay diyaar u yihiin inay Puntland si walba ku difaacaan, iyadoo ay Xildhibaanada Puntland ay xilkii ka qaadeen Gudoomiyihii Baarlamaanka Dhoobo Daareed.

Waxaa uu sheegay Xildhibaanada iany  ogyihiin waxa ka socda Dhuusamareeb ee dowladda ay ku heyso Ahlusunna Wal-Jamaaca iyo Maamulada kale, sidaasi daraadeedna ay diyaar u yihiin Puntland ay ku difaacaan hab siyaasi ah iyo hab ciidan intaba.

” Puntland Hab Siyaasi ah iyo mid Ciidanba waan ku difaacayna waxaan nahay xildhibaano dhiifoon oo u diyaar ah Shaqadooda,waxaana  la soconaa waxa laga soo abaabulayo Magaalada muqdisho ayuu yiri”Xildhibaan dhaashane.

 

Halkan hoose ka dhageyso hadalka Xildhiban Dhaashane:-

Facebook Comments