Diyaarado Gargaar u wada magaalada Baladweyn oo ka dagay Garoonka Degmada Guriceel

Diyaarado Gargaar u wada magaalada Baladweyn oo ka dagay Garoonka Degmada Guriceel

November 7, 2019 Off By walaal24

 

Laba diyaaradood oo gargaar u sida magaaladda Beled-weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka degay garoonka diyaaradaha Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud, waxana la socday wasiirka Wasaaradda boostada iyo isgarsiinta XFS mudane Cabdi Canshuur Xasan.

Gargaarkaan ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda la gaarsiiyo magaaladda Baled-weyne, si looga faa’iideeyo bulshada tabaaleysan ee ay saameysay fatahaadda Wabiga Shabeelle.

Ayadoo ay jirto Roobab ka da’aya  ayaan saamixeynin iney Diyaarada Gargaarka sida aysan ka dagi karin garoonka magaalada Baladweyne oo wali xiran.

https://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2019/11/

 

https://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2019/11/

 

https://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2019/11/

Facebook Comments