Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada oo war ka soo saartay fatahaadaha wabiyada dalka

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada oo war ka soo saartay fatahaadaha wabiyada dalka

November 3, 2019 Off By walaal24

 

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyadoo gudanayso waajibaadkeeda qaran ee ku aaddan arrimaha gargaarka bulshada Soomaaliyeed ee ku waxyeelloobay roobabka iyo fatahaadaha ka dhacay meela ka mid ah dalka, waxay soo saartay war-murtiyeedka hoos ku lifaaqan.

 

Halkan hoose ka Akhriso war-murtiyeedka ka soo baxay Wasaarada Caafimaadka:-

https://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2019/11/

Facebook Comments