Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir oo komeer ku tagay garoonka Qoob dooro ee Degmada karaan

Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir oo komeer ku tagay garoonka Qoob dooro ee Degmada karaan

November 3, 2019 Off By walaal24

Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir Mudane Xasan Aadan Xaaj Yabarow (Wiish) ayaa komeer ku tagay garoonka qoob dooro ee Degmada karaan, oo loo dhisayo si Casri ah.

Gudoomiye Wiish ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweyay masuuliyiin ka titsan Maamulka degmada Kaaraan oo ugu horeeyo Guddoomiyaha degmada iyo Injineerka garoonka Dhisayay xilli ay howlo dhismo ka socotay garoonka, waxa ayna uga warbixiyeen heerka uu marayo dhismaha Garoonka kubada cagta ee Qoob-dooro.

Maamulka G/Banaadir ee uu hogaamiyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) waxaa ka go,an in ladhiso dhamaan goramada kubada Cagta ee dhamaan Degmooyinka Gobolka Banaadir si sarre loogu qaado isdhexgalka Bulshada gobolka Benaadir.

https://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2019/11/

Facebook Comments