Magaalada Hargeysa oo ka da’ay Roob mahiigaan oo sababay dhimasho iyo dhaawac

Magaalada Hargeysa oo ka da’ay Roob mahiigaan oo sababay dhimasho iyo dhaawac

May 14, 2019 Off By walaal24

 

Roob mahiigaan ah ayaa xalay ka da’ay magaalada Hargeysa, ay Dadku ku diirsadeen in kastoo uu ka dhashteen qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, roobka oo ka da’ayay Caasimada maamulka Soomaliland ee Hargeysa.

khasaaraha ka dhashay roobab mahiigaan ah oo xalay ka da’ay dalka ayaa ku dhinteen shan ruux, halka ay sagaal kalena ku dhaawacmeen. Waxaana gaaray goobaha khasaaruhu ka dhacay iyo guud ahaan waxyeelada magaalada roobku gaadhsiiyey, Hey’adaha Gurmadka.

Facebook Comments