Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dalka Burundi

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dalka Burundi

April 17, 2019 0 By walaal24

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isla maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Burundi ay usoo magacaawday Soomaaliya Mudane Re’my  Barampama.

Madaxweyne Farmaajo  iyo Danjire Remy Barampama ayaa ka wada hadlay sidii loo dardargellin lahaa qodobadii kasoo baxay kulamadii bishii Febraayo ee sanadkan ay magaalada Bujumbura ku yeesheen Madaxweyne Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyne Muadane Pierre Nkurunziza.

https://sonna.so/wp-content/uploads/2019/04/

https://sonna.so/wp-content/uploads/2019/04/

https://sonna.so/wp-content/uploads/2019/04/

Facebook Comments