Degmada Marka oo  xilalkii laga qaaday Gudoomiye kuxigeenadii iyo Xoghayihii degmadaas

Degmada Marka oo xilalkii laga qaaday Gudoomiye kuxigeenadii iyo Xoghayihii degmadaas

April 15, 2019 0 By walaal24

 

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha,dowladaha hoose iyo Dib u heshiisiinta mamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Abuukar Cabdi Xafiiska Wareegto kasoo baxday  waxaa xilalkii looga qaaday Gudoomiye kuxigeenadii Degmada Marka iyo Xoghayihii, ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Wareegtada ayaa waxaa Guddoomiye kuxigeenno cusub iyo Xoghaye loogu magacaabay Degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana Mas’uuliyiinta la magacaabay ay ka kooban yihiin 6 mas’uul.

 

Halkan hoose ka Akhriso Wareegtada:-

https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2019/04/

https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2019/04/