Munaasabadda 59-guuradii ka soo wareegatay aas-aaska CXD oo Muqdisho lagu qabtay

Munaasabadda 59-guuradii ka soo wareegatay aas-aaska CXD oo Muqdisho lagu qabtay

April 11, 2019 0 By walaal24

 

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socoto Munaasabadda 59-guuradii ka soo wareegatay markii la aas aasay Ciidanka Xoogga dalka ee 12-ka April oo ku beegan maalinta berri oo Jimco aheyd, iyadoo maanta oo Khamiis ah la soo hormariyay.

Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Wasiirka Difaaca XFS ,Saraakiisha Ciidamada qalabka sida, Taliyeyaasha Ciidamada iyo marti sharaf kale.

Ciidamada xoogga dalka ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku soo bandhigay dhoolatus iyo gaarda ka ciyaar,iyagoo Salaan sharaf siiyay Madaxda Qaranka.

Facebook Comments