Daawo: Madaxweynaha Puntland oo safar ugu anbabxay Dalka Imaraadka ugana hadlay shir jara’id

Daawo: Madaxweynaha Puntland oo safar ugu anbabxay Dalka Imaraadka ugana hadlay shir jara’id

April 8, 2019 0 By walaal24

 

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni oo ay weheliyeen xubno katirsan golihiisa xukuumadda ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha general Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe.

Denni oo warbaahinta kula hadlay gudaha garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe, kagana hadalay waxyaabaha safarkiisa ku qotomo: