Maamulka Koonfur Galbeed oo hakiyay xiriirka dhamaan Ururada iyo Xisbiyada Dalka ka jira

Maamulka Koonfur Galbeed oo hakiyay xiriirka dhamaan Ururada iyo Xisbiyada Dalka ka jira

April 6, 2019 0 By walaal24

 

Wasaaradda Arimaha Gudaha ee maamulka Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya War-saxaafadeed ka soo baxay ayaa waxaa lagu hakiyay wadashaqeyntii kala dhexeeysay Ururada iyo Xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jira.

Wasaaradda ayaa ku wargelisay dhammaan Ururada iyo xisbiyada siyaasadeed ee heer federal iyo dowlad Goboleed in ay dib u dhigaan shaqooyinkii ugu qorsheysnaa inay ka qabtaan deegaanada maamulka Koonfur Galbeed.

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in ay aad ugu faraxsan tahay, isla markaana ay taageersan yihiin dadaalada hanaanka Doorashooyinka Xisbiyada badan ee doonayo in  dalka la hergeliyo heerka dowlada Federaalka iyo maamul Goboleedyada dalka.

 

Halkan hoose ka Akhriso War-saxafadeedka:-

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/04/