Golaha Wasiirada Koofur Galbeed oo Ansixiyay miisaniyada sanadkan iyo xeer hoostka

Golaha Wasiirada Koofur Galbeed oo Ansixiyay miisaniyada sanadkan iyo xeer hoostka

March 31, 2019 0 By walaal24

 

Gollaha wasiirada Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya, aya waxaa uu shir Gadoominaayey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen .

Gollaha wasiirada Aya Ansixiyay Miisaniyada 2019-ka  oo ay horey usoo Gudbisey Wasaaradda Maalliyadda Dolwad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Waxana lagu Ansixiyay gacantaak waxaa ogalaadey 24-wasiir waxaa diidey 1-wasiir wax ka aamuseyna malahan waxaa sidaasi lagu ansixiyay Miisaniyadda 2019-ka iyo ansixinta xeer hoosaadka Golaha Wasiirada.

Waxaa kaloo looga Hadlay Ajandooyin badan oo ay ka mid tahay Arrimaha Amniga,Iyo Ansixinta heer hoostka Gollaha wasiirada Kgs Iyo Miisaniyadda 2019-ka wasaarada Maaliyadda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ay soo Gudbisey iyo Qodobo kale,

Ugaas Xasan Abdi Maxamed Wasiirka warfafinta Kgs Ayaa Faafahin Ka Bixiyay Qodobada looga hadley shirka Gollaha wasiirda Maanta.

Miisaniyadan ayaa waxa ay dhaqan galeysaa markii ay meel mariyaan Xildhibaanada kgs oo dhawaan la horgeen doono.

Image may contain: 5 people, people smiling, people sitting

Image may contain: 3 people, people sitting

Image may contain: 6 people, people sitting and indoor

Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting and indoor

Image may contain: 6 people, people sitting

Image may contain: one or more people, people sitting and indoor

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 2 people, people sitting and table

 

Facebook Comments