
War deg deg: Qarax goordhow ka dhacay wadada Maka al mukarama ee Magaalada Muqdisho
March 28, 2019
Qaraxaan xoogan ayaa laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho waxaana uu ka dhacay wadada Maka-almukarama oo ah waddo halboowla ah.
Qaraxaan ayaa la sheega in uu ka dhacay meel ku dhow hoteelka Weheliye waxaana la sheegay in uu ahaa qarax gaari.
Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho.
Kala soco wixii ka soo kordha: walaal24.com
Facebook Comments