Shir goor dhow ka bilowday magaalada Boosaaso loogana hadlayay sugida amniga…….

Shir goor dhow ka bilowday magaalada Boosaaso loogana hadlayay sugida amniga…….

March 28, 2019 0 By walaal24

 

Shir deg deg ah oo ku saabsan xal u helidda amniga magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa haatan ka socda.

Shirkan oo goor dhoweyd bilowday ayaa ku soo beegmaya xilli madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu ku wajahanyahay magaalada Boosaaso.

Madaxweynaha ayaa hadda ku sugan degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar halkaasoo uu ku sii hakaday.

 

Facebook Comments