Madaxweyne Axmed madoobe oo magacaabay guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland

Madaxweyne Axmed madoobe oo magacaabay guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland

March 24, 2019 0 By walaal24

 

Wareegto ka soo baxaday xafiiska Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa lagu magacaabay Guddiga madaxa banaan Xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland.

Guddigan ayaa ka kooban 7 Xubnood, ayaa lagu sheegay in Guddiga la Magacaabay markii la arkay baahida loo qabo guddi madax banaan oo masuuliyad gaar ah ka saaran maamulka xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland.

 

Halkan hoose ka Akhriso magacaabida Wareegtada:-