Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo u yeertay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Switzerland

Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo u yeertay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Switzerland

March 23, 2019 0 By walaal24

 

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa u yeeray Safiirka Soomaaliya u fadhiya Switzerland Faadumo Cabdullaahi Maxamuud.

Mudane Axmed Ciise Cawad Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa safiirka ku wargeliyey in muddo Hal isbuuc gudaheed ah ay kusoo gasho dalka.

Halkan hoose ka aqriso waraqada u yeerida:-

Facebook Comments