
Ciidamada Amniga oo gacanta ku soo dhigay Horjeege sare oo ka tirsan kooxda Al-shabaab
March 20, 2019
Howlgal aad loo qorsheeyay oo ciidamada amnigu ay fuliyeen 19kii Bishan ayay ku soo qabteen madaxii maxkamadda alshabaab ee Bariire.
Hawlgalkaan lagu qabtay horjoogahaan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho, waxuuna sidoo kale Argagixisada u qaabilsanaa u xalaalaynta dhiigga dadka muslimiinta ah.
Ciidamada qaranka ayaa wada howlgal aad loo qorsheeyay oo lagu dhabar jabinayo kooxda Al-shabaab si loo badbaadiyo shacabka Soomaaliyeed.
Facebook Comments