UEFA Champions League oo ku dhawaaqday isku aadka Kooxaha quarter-final

UEFA Champions League oo ku dhawaaqday isku aadka Kooxaha quarter-final

March 15, 2019 0 By walaal24

 

Isku aadka wareega quarter-finalka Champions League ayaa lagu qabtay magaalada Nyon ee dalka Switzerland.

Sideed kooxood ayaa ku sii socon doonta wadada Madrid, halkaasoo sanadkan lagu qaban doono Atletico Wanda Metropolitano 1da June.

Siddeeddaasi waxay heli doonaan wadadeeda oo dhan si ay u wada ciyaaraan waqti isku mid ah, iyadoo tartanku laba qeybood u kala qaybsanaan doono, taas oo micnaheedu yahay kooxuhu waxay sidoo kale ogaanayaan kooxahooda semi-final-ka ah.

Kulamada wareega quarter-finalka Champions League

Semi-finalka Champions League

Ajax ama Juventus vs Tottenham ama Man City
Barcelona ama Man Utd vs Liverpool ama FC Porto
Ciyaaraha la ciyaari doono April 30, May 1 iyo May 7-8