Dhageyso: Gudiga Joogtada Golaha Aqalka Sare oo kulankooda kaga hadalay furitaanka kalfadhiga Aqalka Sare ee Barlamanka

March 12, 2019 0 By walaal24

Guddiga joogta golaha aqalka sare Barlamanka Federaalka Soomaaliya oo kulankoodii 14aad isugu yimib ayaa waxaa Shir guddoominayey Guddoomiyaha golaha Aqalka sare Baarlamaanka Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa ajandahooda kulanka wuxuu ahaa Katashiga Furitaanka kalfadhiga 5aad ee aqalka Sare, ka doodista iyo Ansixinta qorshe howleedka kalfadhiga 5aad ee golaha.

Kulanka oo saacado qaatay ayaa markii uu soo gabogaboobay waxaa warbaahinta la hadlay Hab-dhowraha golaha aqalka sare BFS Sen. cabdi kaafi macalin xasan, waxa uu sheegay in fadhiga looga dooday ajandaha horyaala oo ay ugu muhiim sanayd Furitaanka kalfadhiga 5aad, isaggoo hadalkiisa sii raaciyay in la Go’aamiyay furitaanka 16ka bishan oo ku beegan maalinimada Sabtida.

Halkan hoose ka dhageyso Hab-dhowraha golaha Aqalka Sare:-

https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2019/03/