Maamulka Koofur Galbeed oo Gudoomiye cusub u soo magacawday magaalada Marko

Maamulka Koofur Galbeed oo Gudoomiye cusub u soo magacawday magaalada Marko

March 11, 2019 0 By walaal24

 

Wasiirka Arrimaha gudaha maamulka Koofur Galbeed, ayaa Gudoomiye cusub u soo magaacabay magaalada Marka ee xarunta gobolka Sh.Hoose.

Wareegto uu soo saaray Wasiir Maxamed Abuukar Cabdi, ayaa lagu sheegay in Gudoomiyaha magaalada Marko loo magacaabay C/laahi Cali Axmed (Waafow), iyadoo Wareegtadan lagu ogeysiiyay Gudoomiyaha gobolka Sh.Hoose Ibraahim Aadan Najax.

Si akstaba, Koofur Galbeed, ayaa wado qorshe ay ku dooneyso iney isbedel ku sameyso dhamaan mamaulada ka jira gobolada Baay, Bakool iyo Sh.Hoose, iyadoo todobaadkan uu Madaxweyne Lafta Gareen xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Sh.Hoose Maxamed Ibraahim Barre.

 

Halkan hoose ka aqrisho wareegtada:-

 

https://www.universaltvsomali.net/infusions/media/uploads//2019-03/