Wasiirka arimaha Dastuurka Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo Geeriyooday

Wasiirka arimaha Dastuurka Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo Geeriyooday

March 8, 2019 0 By walaal24

 

Wasiirkii arimaha dastuurka Xukuumada Federaalka Soomaaliya marxuum, C/raxman Xoosh Jibriil ayaa Maanta ku geeriyaaday Isbitaal ku yaala Magaalada Dubai ee Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.

Wasiirka ayaa waxaa si kedis ah u haleelay xanuun deg-deg ah,  xilli uu ku sugnaa Magaalada Dubai ee Dalka Imaaraat-ka Carabta, isagoo mudda yar ka dibna ku geeriyooday Isbitalka Dubai.

 

Inaa LILAAHI wa inaa ILEYHI raajucuun: