Dhageyso: Ra’Qiisul Wasaare Kheyre oo magacaabay guddi heer Qaran ah  Aaska Wasiir Xoosh

Dhageyso: Ra’Qiisul Wasaare Kheyre oo magacaabay guddi heer Qaran ah Aaska Wasiir Xoosh

March 8, 2019 0 By walaal24

 

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa u magacaabay guddi heer Qaran ah oo Aaska marxuum Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil ahaana Wasiirka Arimaha Dastuurka oo kuna geeriyooda Magaalada Dubai ee Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.

Xubnaha Guddiga ayaa kala ah.

1-Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Fuuleed

2-Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane Axmed Ciise Cawad

3-Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Maxamed Abuukar Islow

4-Wasiirka waxbarashada Mudane Cabdullaahi Goodax Barre

5-Wasiirka Warfaafinta Mudane Daahir Maxamuud Geelle

6-Wasiirka Kalluumeysiga Mudane C/raxmaan Cabdi Xaashi

7-Wasiir ku xigeenka Dastuurka Mudane Xuseen Cabdi Cilmi

Ra’iisul wasaaraha ayaa ummadda Soomaaliyeed iyo Qoyskii uu ka baxay uga tacsiyeeyey geeridii ku timid wasiirkii Dastuurka Soomaaliya

 

Halkan hoose ka dhageyso Ra’iisal wasaare Kheyre:-