War deg deg:- Qarax Xooggan oo Goordhow Ka Dhacay Muqdisho

War deg deg:- Qarax Xooggan oo Goordhow Ka Dhacay Muqdisho

March 7, 2019 0 By walaal24

 

Qarax Xooggan ayaa goordhow waxa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho waxaana jugta qaraxaan laga maqlay inta badan Degmooyinka Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho iyada oo qaraxu uu ahaa mid gaari.

Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow xarunta Tiyaatarka qaranka ee magaalada Muqdisho waxaana la maqlayaa rasaas goos-goos ah oo ka dhaxeysa goobta qaraxuu ka dhacay.

Ilaa haatan lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxaas waxaana goobta kusii qul-qulaya gadiidka gurmadka degdega ah.

 

Wixii ka soo kordho halkan kala soco: