Trump iyo Kim oo kulankii u dhaxeeyay ku soo dhamaaday is fahamwaa magalada Hanoi ee dalka Vietnam

Trump iyo Kim oo kulankii u dhaxeeyay ku soo dhamaaday is fahamwaa magalada Hanoi ee dalka Vietnam

February 28, 2019 0 By walaal24

 

Kulankii u dhaxeeyay madaxda  Trump iyo Kim aysan lagu waramay in aysan jirin wax heshiis ah oo la gaaray ka dib Labadaan hogaamiye ayaa fiidnimadii xalay kulan casho ah ku qaatay hotel ku yaal magaalada, iyadoo la filayay in ay qalinka ku duugaan heshiis wax ku ool ah oo quseeya hubka Nuclear-ka Kuuriya.

Trump ayaa waxaa uu sheegay in Kim uu kala hadlay sidii kuuriyada waqooyi ay uga tanaazuli laheyd kordhinta hubka wax gumaada ee Nuclear-ka.

https://cdn.cnn.com/cnnnext/dam/assets/

Kim uu isagana soo jeediyay in Mareykanka uu qaado cunaqabateyta mudada dheer saaran waqooyiga Kuuriya.

Madaxweynaha Maeykanka uu ku gacanseyray dalab ka yimid Madaxweynaha W/Kuuriya oo la xiriiray in la qaado cunaqabateynta saaran.

Image result for trump iyo kim jong un 27/2/2019

Trump oo qabtay shir jaraa’id yaa sheegay in W/Kuuriya ay dooneyso in  gebi ahaan la qaado cunaqabeynta,isagoo intaa raaciyay in uusan sameyn Karin arintaasi.

Ma jiro heshiis la gaaray balse waxaa la filayaa in kooxaha ka kala socda Mareykanka iyo W/Kuuriya ay u sii gogol xaaraan wadahadallo mustaqbalka ah, Waloow, Mr Trump  uu yiri ma jiro qorshe loo sameeyay Shir saddexaad.