Daawo: Madaxweyne Lafta-gareen oo xariga ka jaray Xarunta keydka Daawada K. Galbeed ee Soomaliya

Daawo: Madaxweyne Lafta-gareen oo xariga ka jaray Xarunta keydka Daawada K. Galbeed ee Soomaliya

February 20, 2019 0 By walaal24

 

Madaxweyne Lafta-gareen oo xariga ka jaray Xarunta keydka Daawada maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaliya, Madaxweynaha ayaa waxa uu kormeerey Guud ahaanba qeybaha kala duwan Ee isbitaalka Degmada Baydhabo ,waxana Kormeerka Ku wehlinaayay Wasiiro, Xildhibaano Iyo Mas’uuliyiin kale.

Siihaya Wasaarada Caafimaadka Isaaq Cali Subug ayaa Warbixin Guud ka siiyay Howsha isbitaalka iyo Xarunta Keydka daawada wasarada Caafimaadka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha ayaa hadla ka jeediyay kuna amaanay mas’uuliyiintii howshan soo qabtay:

Facebook Comments