Diyaarad nooca yar oo ku burburtay Dalka Kenya oo sababatay dhimasho

Diyaarad nooca yar oo ku burburtay Dalka Kenya oo sababatay dhimasho

February 13, 2019 0 By walaal24

 

Diyaarad nooca yar  oo ku burburtay  Deegaanka Kawaaingi   ee Degmadda  Londiyaana  ee Gobalka Keriijo ee Waqooyi Galbeed.

Diyaaradaasi ayaa la sheegay inay ku sii jeeday Degmadda Lodgar, ka hor intaysan ku dhicin dhul Beera ah, waxaa ku dhintay 5 qof oo Afar ay cadaan ahayeen, dhalashadooda halka ay ka soo jeedaana lama shaacinin.

Diyaaradda ayaa u socotay Lodwar oo ka yimid Mara ka hor inta aysan ku burburin Makutano Forest aroornimadii Arbacada maanta.

Taliyaha bilayska gobolka James Mugera ayaa sheegay in kooxaha gargaarka degdegga ah loo diro goobta shilka, wax faah faahin kama soo bixin,

Londiani crash

Londiani plane crash

https://www.nation.co.ke/image/view/-/4979946/highRes/2250838/-/maxw/600/-/j3v15az/-/