Wareegto: Madaxweynaha Hirshabeelle oo Golihiisa Wasiirada isku shaandheyn ku sameeyay

Wareegto: Madaxweynaha Hirshabeelle oo Golihiisa Wasiirada isku shaandheyn ku sameeyay

February 10, 2019 0 By walaal24

 

Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay Wasaarada Biyaha iyo Macdanta ee Hirshabeelle.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa Wasiirka Wasaarada Biyaha iyo Macdanta Hirshabeelle loogu magacaabay in uu noqdo Xildhibaan Shuceyb Cabdixakiim Muuse, waxaana Wasiir kuxigeenka loo magacaabay Xildhibaan Cabdiladiif Maxamed Xaaji Cabdi.

Sidoo kale Wareegtada ayaa waxaa lagu magacaabay Qaar kamid ah Wasiiru dowlayaal Wasaaradeed oo kamid ah noqonaya Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

 

Halkan hoose ka aqriso Wareegtada:-

 

Facebook Comments