Dowladaha Afika oo canbaareeyay weerarkii lagu qaaday Hotelka Dusit magaalada Neyroobi

Dowladaha Afika oo canbaareeyay weerarkii lagu qaaday Hotelka Dusit magaalada Neyroobi

January 17, 2019 0 By walaal24

 

Dowladaha Afrika ayaa cambaareyn xooggan oo ku aadan weerarrada argagixisada ee ilaa iyo hadda ay Kenya ku sheegtay dhimashada 21 qof, sida ay warbaahinta u sheegen saraakiisha laamaha ammaanka dalkaasi Kenya.

waxaa la la’yahay  ilaa 19 qof sida lagu shegay warar ay baahinayaan warbaahinta caalamka oo soo xiganaya hadal ka soo baxay hjay’adda Laanqeyrta Cas ee Dalkaasi Kenya k ahowlgasha.

Kenya Joseph Boinnet oo ha taliyaha ciidanka booliska dalka Kenya ayaa u sheeegay wakaaladda Wararka Faransiiska AFP in ay toogasho ku dileen ilaa 5 qof oo ahaa ragii fuliyay weerarkii k adhacay Dusitd2 hotel ee magaaladaasi Nairobi.

https://img-s-msn-com.akamaized.net/tenant/amp/entityid/

Waxaa dowladda Kenya laameheedi ammaanka ay ku raad joogeen sidii loo heli lahaa macluumaad sax ah oo ku saabsan khasaaraha halkaasi ka dhashey.

Kooxda Al-shabaab ayaa sheegtay weerarka ka dhacay Hotel Dysitd2 ee ku yaala xaafadda Westland ee magaalada Nairobi Kenya talaadadii la soo dhaafay,

Dawladaha kale ee gobolka iyo guud ahaan qaaradda. Hoggaamiyeyaasha Itoobiya – Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha, Madaxweynaha Soomaaliya, Jabuuti iyo madaxweynayaasha Tansaaniya ayaa ka mid ah kuwa ugu dambeeyay tacsi u direy.

https://twitter.com/MofaSomalia/status/1085279451162783747

 

 

Facebook Comments