Toos u daawo: Doorashada Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo hada bilaabatay

Toos u daawo: Doorashada Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo hada bilaabatay

January 8, 2019 0 By walaal24

 

Waxaa goor dhow si rasmi ah u bilaabatay doorashada madaxweyne ku xigeenada oo ka dhaceyso xarunta Baarlamaanka Puntland.

Musharaxiinta kuwada loolamaya doorashada madaxtinimada Madaxweyne ku xigeenka  ayaa dhan musharaxiin dhan 11 xubnood, kuwaas madaxweyne ku xigeenkana ay tartar xoogan jagadiisa.

 

Halkan hoose ka daawo:-

 

 

Facebook Comments