Dhageyso: Wasiir Cawad oo sheegay in isaga baxo Dalka Ergeyga wakiilka Qaramada Midoobay

Dhageyso: Wasiir Cawad oo sheegay in isaga baxo Dalka Ergeyga wakiilka Qaramada Midoobay

January 2, 2019 0 By walaal24

 

Wasaaradda arrimaha dibedda ee Soomaaliya ayaa ku amartay wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomalaiya inuu si degdeg ah waddanka uga baxo, ka dib markii uu warqad ku aaddan rabshadihii ka dhacay Baydhabo u diray wasiirka amniga gudaha.

Wasaaradda ayaa sheegtay in Nicholas Haysom aan laga rabin isla markaana aanu ka shaqeyn karin Soomaaliya, sidaa awgeedna loo baahan yahay inuu dalka uga baxo sida ugu dhaqsaha badan.

Wasiirka arimaha dibedda ee Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa BBC  uga warramay waxa keenay in ay go’aankaasi ka qaataan ergaygaaasi gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.

 

Halkan hoose ka dhageyso hadalka Wasiir Cawad:-

Facebook Comments