Dhageyso: Madaxweyne Ku-Xigeenka DDSI Xamdi Aadan oo qirey tacaddiyii ka dhacay DDSI

Dhageyso: Madaxweyne Ku-Xigeenka DDSI Xamdi Aadan oo qirey tacaddiyii ka dhacay DDSI

August 14, 2018 Off By walaal24

 

Madaxweyne ku xigeenka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Xamdi Aadan Cabdi, ahna wasiirka arrimaha deegaanka oo  ka hadlay shir aqoonyahanada ku lahaayeen magaalada Jig Jiga ayaa qirey in ay tacadiyo ka dhaceen deegaanka.

Wuxuuna yiri “Dhibaato waa ay jirtay deegaanka, maamul xumo way jirtay, waxyaabo badan oo dhibaato ah in ay jirtay oo aan la iska indho tiri karin in ay jirtay halkan waan ka caddaynayaa, dhibaatada dhacday in dhalinyarta Heego ay ku lug lahaydna waa mid aan shaaca ka qaadayno, laakiin in maamulkii xiligaas jiray ay iska cabursanaayeen, dhammaantood waa laga wada warqabaa, aniga ka hoggaamin ahaa dadkii ugu horeeyay ee isbadalka soo dhaweeyay baan ka mid ahaa, waanan sii hirgalin doonaa”.

 

 

Halkan hoose ka dhageyso Madaxweyne Ku xigenka DDSI:-

Facebook Comments