Dhageyso: Mudanayaasha Baarlamaanka Puntland oo Ansixiyey Xeer Tacliinta Sare

Dhageyso: Mudanayaasha Baarlamaanka Puntland oo Ansixiyey Xeer Tacliinta Sare

August 12, 2018 Off By walaal24

 

Mudanayaasha baarlamaanka Puntland ee waqtigoodu dhamaanayo ayaa maanta meelmariyey Xeerka Tacliinta Sare ee Puntland, kaas oo waqti hore la diyaariyey, isla markaasna ay haysteen guddi gaar ah oo ay golahan u saareen.

Gudoomiyaha baarlamaanka ee Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa sheegay in ay mudo dheer sugayeen shacabku meelmarinta Xeerkan, oo ay soo gudbiyen golaha Xukuumaddu.

Mr, Xashi oo Warbaahinta u aqriyay Xeerka Tacliinta sare kuna bogaadiyey talaabada ay qaadeen baarlamaanka Puntland.

 

 

Halkan hoose ka dhagyso Gudomiyaha Barlamanka Puntland:-

Facebook Comments