Daawo: kulankii  taariikhiga ah ee hoggaamiyaasha Mareykanka iyo Wkuuriya  kuna dhaxmaray Jasiiradda Sentosa ee Dalka Singapore

Daawo: kulankii taariikhiga ah ee hoggaamiyaasha Mareykanka iyo Wkuuriya kuna dhaxmaray Jasiiradda Sentosa ee Dalka Singapore

June 12, 2018 Off By walaal24

 

Jasiiradda Sentosa ee Dalka Singapore, waxaa ka bilowday Shirka u dhaxeeya Madaxweynaha Mareykanka Donald Trum iyo Hogaamiyaha Kuuriyadda Waqooyi Kim Jong-un.

Shirkan oo ah kii ugu horeeyay oo ay labada dhinac yeesheen, waxa ay wada qaateen kulan 40 daqiiqo ah oo ay goob joog ka ahaayeen Turjumaanada labada dhinac oo kaliya ka hor inta aysan kusoo biirin fadhiga lataliyaasha iyo Wafuuda kale ee labada Madaxweyne.

Donald Trump ayaa sheegay in uu rajeynayo in uu dhexmaro isaga iyo Kim xiriir weyn oo taariikh ah, halka dhigiisa uu isna yiri “kulankeena halkaan waxaan rajeynayaa in uu meesha ka saaraan dhammaan caqabadaha ”.

 

 

Facebook Comments