Dhagayso: Madaxda Maamul Gobaleedyada oo looga digayo fara-gelinta khilaafka Madaxda Galmudug

Dhagayso: Madaxda Maamul Gobaleedyada oo looga digayo fara-gelinta khilaafka Madaxda Galmudug

May 29, 2018 Off By walaal24

 

Weli iyadoo ay taagantahay khilaafka Siyaasadeed ee ka dhex jira Madaxda ugu sareysa Maamulka Galmudug kuwaas oo haatan kala degan Magaalooyinka Cadaado, iyo Dhuusamareeb.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey ayaa sheegay ayaa uga digay Madaxda Maamul Goboleedyada in ay khilaafkaas oo dhex galaan iyaga oo taageera siinaya Madaxweynaha Galmudug.

Khilaafkaas ka dhex jira Madaxda Maamulka Galmudug ayaa waxaa looga digay in ay soo dhex galaan Madaxda Dowlad goboleedyada, kuwaas oo saaxiib dhow la’ah Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Waxa uu sheegay in madaxda dowlad goboleedyada qaarkood uu kala hadlay arrinta khialafka Madaxda Galmudug, waxa uuna ka codsaday in khilaafkaas ay dhex dhexaad ka noqdaan ama ay taageeraan madaxda Shacabka Galmudug.

 

 

Halkan hoose ka dhageyso Madaxweyne ku xigeenka:-

Facebook Comments