Sawiro: Ciidamada Amaanka ee Dowladda Fedaraalka oo gacanta ku dhigay Rag dilal qorsheysan ka fuliyey magalada Muqdisho

Sawiro: Ciidamada Amaanka ee Dowladda Fedaraalka oo gacanta ku dhigay Rag dilal qorsheysan ka fuliyey magalada Muqdisho

May 24, 2018 0 By walaal24

 

Xubno la shaqeeya kooxda Daacish oo magaalada muqdisho ka fuliyeen maalmihii lasoo dhaafey dilal qorsheysan ayaa hey’adaha amniga gacanta ku soo dhigeen.

Laba Nin oo mid ka mid ah fuliyey dilal qorsheysan oo ka kala dhacay Degmada Afgooye iyo Magaalada Muqdisho kana fuliyay Bakaaraha, midka kalana uu ahaa Kaamirmaan duubayey dilalka ayaa howlgal ay smaeeyeen Ciidamada amaanka lagu soo qabtey.

Hey’adaha maanka wax faafaahin ah kama bixinin labadan nin ee gacanta lagu soo dhigay oo dilkii ugu dambeeyey ee ay geystaan uu ahaa toogasho ay ku fuliyeen sarkaal Boliis ah oo ka howlgalaayey Suuqa Bakaaraha kaas oo ay soo bandhigeen muuqaalkii ay ka duubeen markii la tooganaayey.

 

http://markanews.net/wp-content/uploads/2018/05/

 

Facebook Comments