Daawo: Dugsiga sare ee Broward County oo lagu toogtay arday dhiganeysay Gobolka Florida ee Mareykanka

Daawo: Dugsiga sare ee Broward County oo lagu toogtay arday dhiganeysay Gobolka Florida ee Mareykanka

February 15, 2018 1 By walaal24

Ninka looga shakisan yahay in uu geystay falkaasi ayaa waxaa lagu magacaabaa Nikolas Cruz ,kaas oo horay uga mid ahaa ardayda Dugsigaasi,ka hor inta aan laga eryin.Ninka looga shakisan yahay in uu geystay falkaasi ayaa waxaa lagu magacaabaa Nikolas Cruz ,kaas oo horay uga mid ahaa ardayda Dugsigaasi,ka hor inta aan laga eryin.

Ugu yaraan 17-qof ayaa dhimatay kadib markii nin 19 sano jir ah uu rasaas ku furay Dugsi sare Broward County oo ku yaalla magaalada Parkland ee gobolka Florida ee dalka Mareykanka sida ay xaqiijiyeen ciidamada Boliiska,  Shilkaan ayaa ah kii ugu dhimashada badnaa ee ka dhaca goob wax barasho

 

Facebook Comments