Kulanka hordhaca xiisaha xamasada bada Real Madrid vs PSG ee Champions League

Kulanka hordhaca xiisaha xamasada bada Real Madrid vs PSG ee Champions League

February 14, 2018 6 By walaal24

Laakiin waa kooxda difaacaneysa Champions League, PSG Adrien Rabiot ayaa aqbalay kooxda reer Spain inay tahay mid khibrad u leh labada kooxood.

Wuxuu lugta hore ee caawa Arbacada ah ayu dhacayaa saacada Geerka Africa:-

“Real Madrid waxay dooneysaa inay badbaadiso xilli ciyaareedkeeda, waxaana ay noqon doontaa dhiirogelin dheeri ah.

“Waxay leeyihiin waayo-aragnimo weyn tartankan, inta aynaan heysano, Fikradayda waa tan 50%.”

 Cristiano Ronaldo is the top scorer in the history of the Champions League

PSG ayaa dhalisay 25 gool xilli ciyaareedkan wareega group-yada, waana rikoorkii wareegga group-yada tartanka.

Lakiin waxaa laga badiyay afar ka mid ah lixdii kulan ee ugu danbeysay ee ay marti ahaayeen wareega group-yada Champions League, iyagoo badiyay hal kulan oo Chelsea ah bishii March 2016.

Cristiano Ronaldo ayaa ah ciyaaryahanka ugu goolasha badan taariikhda Champions League isagoo leh 114 gool. Real Maestro ayaa dhalisay 19 gool 11kii kulan ee ugu danbeysay ee tartamada oo dhan, oo ay ku jirto kulan kasta oo xilli ciyaareedkaan ah.

Waxa uu kululeeyay PSG isagoo tuuraya seddexleey kulankii ay Real Madrid 5-2 kaga badisay Real Sociedad.

 Adrien Rabiot accepts the Spanish giants are the more experienced of the two teams

Adrien Rabiot ayaa aqbalay kooxda reer Spain inay tahay kooxda ugu khibrad badan labada kooxood

 Nymar could be a doubt for Wednesday's showdown

Facebook Comments